Dhageyso:Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dib loo dhigay

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug Xildhibaan Maxamed Xasan Geele ayaa sheegay in doorashadaii dib udhacday waxayna dhacaysaa Sedexda Bisha May ayaa loo asteeyay in la qabto doorashada sida uu shaaciyay Gudoomiye geele.
Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.