Ra’isul Wasaare Kheyre Soomaalida Waa lagu Dulmiyaa Caalamka

Ra’isul wasaare Soomaliya Xasan Kheyre ayaa sheegay in Soomaalida lagu liido dalkasta oo ay ku nooshahay islamarkaana loo baahanyahay in dadku ay soo ceshtaan sharaftooda, hormarka dalkoodana ay ka shaqeeyaan si kor ugu qaadaan sumcada dalka iyo magaca Soomalinimo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.