Deeq Daawo ah oo katimid Dhalinta Maalin qad oo walalkaa Quudi ayaa lageeyey Balanbal”Sawiro”

Wararka ka imaanaya degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa isbitaalka degmadaas buux dhafshey dadka uu soo ritay shuban biyoodka, dhaqatiirta ka hawl gasha ayaa isbitaalka Balanbal aya sheegay in daawo la’aan kajirto Isbitaalka loona baahan yahay gurmad dag daga,

Dhalinta Maalin qad oo Walaalkaa quudi ayaa deeq daawo ah kasoo diray Magaalada Muqdisho waxayna u wakiisheen inay geyso Isbitaalka Balanbale Farxiye Jayte shire, waxaana daawadaas la gaarsiiyey isbitaalka Balanbal oo baahi wayn u qabay dawadaas waxayna uga mahadceliyeen dhalintii soo dhiibtay Dawadaas iyakoo ugu baahaqay qaybaha kala duwan ee bulshada inay gurmad dag daga lala soo gaaro Isbitaalka Balanbale.
balan

balan

balan

balan

balan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.