Muqqal:Muqdisho Dad Ku Dhaawacmay Qarax Miino

qarax

Gawaari ay wateen Xubno ka mid ah Guddiga Gurmadka Abaaraha Qaran ee Soomaaliya,saraakiil ka socotay Dowladda Imaaraadka Carabta iyo Agaasimayaal ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa lagu qarxiyay degaanka Sarkuus ee duleedka Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.