Kismaayo oo loo Aqoonsaday Runta Ganacsiga Soomaliya

Gudomiyaha ganacsiga soomaaliyeed ayaa magaalada kismaayo kaga dhawaaqey in ay kismaayo tahay xarunta ganacsiga soomaaliya kadib shir labo maalin rugaha ganacsiga soomaaliya uga Socdey magaalada kismaayo, Bulshada kudhaqan kismaayo iyo maamulka Jubbaland aya soo dhaweeyey.

Warrkeedna dambe Kala Socda Warar dheraad ah Video,cod
kism

kaasim

kismay

kis

1 Comment

  1. KISMAAYO WAA CAASIMADA GANACSIGA SOOMAALIYA, WAANA CAASIMADA GANACSIGA JUBALAND, WAANA CAASIMADA KUMEELGAARKA AH EE DOWLAD GOBOLEEDKA JUBALAND, CAASIMADA RASMIGA AH EE JUBALAND WAA MAGAALADA BAARDHEERE , INSHA-ALAAH

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.