Madaxweyne ku xigeenka kowaad ee Jubaland oo soo gaaray Baardheere

sayid

wafdi balaaran uu hogaminayo madaxweyne ku xugeynka juabbland Maxamuud Sayid Aadan ay booqasho ku tageen dagmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxa ay halkaas kula kulmeen madax ka tirsan maamulka dagmadaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.