Daawo:Wasiirka arimaha Gudahah soomaliya oo soo dhaweeyey Madaxweynaha Ahlusunna

Madaxweynaha maamulka ahlusunna wal-jameeca ee gobalada dhexe shiikh maxamed shaakir iyi wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, Wafdigaan ayaa waxaa ku jira xubno sar sare oo katirsan ahlusunna waxaana imaanshahooda Magaalada Muqdisho lagu sheegay in ay ka qeyb gali doonaan shirka lagu dhex-dhaxaadinaayo maamulka Galmudug iyo Ahlusunna wal-jameeca ee gobalada dhexe waxaana garwadayn ka ah dowaladda dhexe ee soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.