Daawo:Wasiirka Gaashandhiga Soomalia oo 51 kuwareejiyey gurmadka abaaraha

gaashindhiga

Wasiirka Difaaca Xukumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa Maanta Guddiga Gurmadka Abaaraha Soomaaliya ku Wareejiyay Lacag dhan 51,000 oo Dolarka Mareykanka ah Lacagtaas oo laga soo Aruuriyay Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo ay ka jareen Mushaaraadkooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.