Diyarad siday deeq daawo ah oo ka timid dawlada federalka soomaliya oo gaartay Buuhoodle

Diyaarada daawo Oo Soo Cagadhigatay Magaalada Buuhoodle e Gobolka Cayn Waxaa Diyaarada la socday Xildhibaano Ka Tirsan Dowlada Somalia, deeqdaan daawada ah ayaa aad luugu bahn aa magaalada Buuhoodle madaama dad badan oo uu soo ritay shuban biyoodka jiifaan isbitaalka Guud ee Buuhoodle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.