Daawo:Meel lagu Xanaaneeyo dadka uu waxyeleeyey Muqaadarada oo laga Furay Kismaayo “Wariye Maxamed Kaasim”

kaasim

Magaalo Xeebeedka Kismaayo ayaa waxaa laga furay goob lagu xanaaneeyo dadka uu wax u dhumeen maandooriyeyaasha , goobtaan ayaa waxay ka helaan daryeel wanaagsan oo ay kamid tahay Cunto,Madadaalo,Goob ay salaada Ku tukadaan .
Hoos kadaawo warbixintii wariye Maxamed Kaasim

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.