Caabduwaaq = Deeq Raashin ah Oo La Gaadhsiiyey Dadka Ay Abaaruhu Saameeyeen

rashin

80 Qoys oo kunool Deegaanka Geesa-wayne oo ah dadka ay abaartu saameesay oo loo qaybshey Deeq isugu jirtay Bur,Bariis iyo Saliid
Waxaana Deeqdaan Soo dhiibay oo ku soo sadaqaystay Dadka Abaartu saameesay Jaaliyada ka soo jeeda Waqooyiga Gobalka Galgaduud ee kunool magaalada Columbus Gobolka Ohio ee Dalka Mareykanka
Runtii Waa Talaabo Wanaagsan Guulaysta Reer Ohio waxaa xaqiiq ah Gobalkasta ama Magaalo kasta oo dadka Deegaanka ka soo jeeda ee jooga Qurbaha sidaan oo kale hadii ay wax iskaga soo aruurshaan Dad badan ayay wax u taraysaa iyadoona ay Xusid mudan tahay in dad badan ay sidaan oo kale ay sameeyeen
F.G ah waxaa Sharaf Mudan dadka lagu soo hagaajiyay Deeqdaan oo sida wanaagsan u gaarsiiyay dadkii loogu talagalay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.