Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Oo Hanbalyo U Diray Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaliyeed General Cabdikariim daahir saacid oo shir jara’id ku qabtey xarunta ciidanka Booliska Soomaliya ayaa hambalyo udiray ciidanka xooga dalka Soomaliyeed oo 57 guuradiisii u dabaal dagayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.