Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu sagootinayay Kooxo Caafimaad oo lodiray gobolada Puntland

camey

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa maanta sagootisay kooxo caafimaad oo loo kala diray gobollada Puntland, kuwaasoo loo soo xiray tababar u socday muddo saddex casho ah oo ku aadanaa sida ay shacabka ugu shaqaynayaan,

Waxaana ka qeyb galay munaasabad sagootin ah oo maanta Garowe loogu sameeyay kooxo gaaraya 26 qeybood Madaxweyne ku-xigeenka Puntland iyo xubno katirsan mas’uuliyiinta wasaaradda .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.