Taliyaha Hey’adda nabadsugida oo xilka la wareegay

Munaasabadaan uu xilka kula wareegayey Taliyaha Cusub ee Ha’yadda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa waxaa ka qeyb galey Ra’isul wasaare ku xigeenka dalka, avv Mahdi Maxamed Guuleed, Wasiirka Amniga gudaha, Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) iyo ku Xigeenkiisa, Taliyayaasha Hogaanadda Ha’yadda iyo Saraakiil kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.