Qowmiyadda Oramada Ee Garoowe Deeq Lacageed ku Wareejisay Gudiga abaaraha Puntland

lacag

Qowmiyadda Oramada Ee Garoowe ayaa Deeq Lacageed oo ay kasoo aruuriyeen oromada kunool garoowe ku Wareejisay Gudiga abaaraha Puntland, lacagtaan oo cadadkeedu tahay 15,000,000 gudiga abaaraha ee Puntland ayaa uga mahadceliyey lacagtaan ay soo gaarsiiyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.