Taliyihi Saldhiga Booliska Xamer weyne oo xilkii laga qaaday Taliye Cusubna La Magacaabay.

deg

Wasiirka cusub ee amniga gudaha dalka Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa a sheegay in xil ka qaadis uu ku sameeyay Taliyihi saldhiga Booliska degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir, waxaa si ku meel gaaarana ah xilkaasi loo Magacaabay Siidow Macallin Isaaq
Mudooyinki la soo dhaafay waxaa xil ka qaadis lagu sameynayay Saraakiisha ciidamada dowladda arintaa oo qeyb ka ah isbadelada ay wajaheyso dowladda Cusub ee Madaxweyne Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.