Muqaal:Qaabkii uu udhacay Kulankii Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka iyo USAID

wasiir

Ra’iisal Wasaare kuxigeenka xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan la qaatay kuxigeenka madaxa USAID Mr. Gregory Gottlieb kaasoo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.