Waxgaradka Caabudwaaq Oo Taageeray Baaqii Raysawasare Khayre ee ahaa Doorashada Galmudug in dib loo dhigo

jamacad

Waxgaradka Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa Taageeray Baaqii Raysawasare Khayre ee ahaa Doorashada Madaxwaynaha Galmudug in dib loo dhigo si qaybaha kala duwan ee bulshada kaqayb galaan iyo dowlada Federaalka ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.