Video+sawiro:Roobkii guga oo Ka da’ay Gobolka Gedo

roob

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Roob fiican uu ka da’ay Degmada Garbaahreey iyo deeegaanada ku dhow roob kaan ayaa bulshada baahi wayn u qabtey, Gobolka Gedo iyo Deegaanada kale ee Soomaliya waxaa kajirta abaar aad udhameysey xoolihii iyo dadkaba.

roob

roob

roob

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.