Roobka Guga oo ka curtay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe

roob

Xili roobaadka Gu’ga ayaa ka curtay Degmada Mahadaay ee Gobolka Sh/dhexe waxaana rooobkii maanta da’ay uu ahaa mid dadku ay ku diirsadeyn, Roobka ayaa ka da’ay deegaano badan oo dhaca degmada Mahadaay iyo daafaha Magaalada Jowhar,xili deegaanadaasi kuleel daran uu ka jiray maalmihii ugu dambeeyay. Xili roobaadka gu’ga ayaa iminka ka curtay deegaano katirsan gobolada Dalka waxaana kal hore uu gu’ga ka curtay deeganada gobolada waqooyi iyo bari ee Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.