Gabar 9 Jir ah oo Dhal Boolis ah ayaa Lacag ugu deeqday abaaraha

bolis

sii hayaha Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa gudoomey lacag ay iska soo ururiyeen Saraakiisha iyo Ciidanka ku xareysan Akaadeemiyada Jen Kaahiye waxaana ku wareejiyey
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamu.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliyeed ayaa halkaasi ku soo bandhigay gabar yar oo Sagaal jir ah, laguna magacaabo Faadumo Xasan Maxamed “Fakato”ahna dhal boliis oo iyadana ugu deeqday dadka abaaraha ku waxyeeloobay lacag dhan 30 Dollar. gabadhaan yar ayaa dad badan dhiiggooda dhaqaajisay.
bolis

bolis

bolis

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.