Video+Sawiro:Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

qarax

Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa ayaa galabta lagu qarxiyay meel u dhow Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho. inta la ogyahay 5 qofood ayaa ku geeriyootay Qaraxa, tiro intaa ka badanna wey ku dhaawacmeen iyadoo dadka ku dhaawacmay qaraxaasi loola cararay qaar ka mid ah Isbitaallada Muqdisho.


qarax

qarax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.