Madaxweyne Soomaliya oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo xilal kale

Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magacaabay masuuliyiin cusub oo ka mid noqonaya maamulka Madaxtooyada Soomaaliya.

Xilalka la magacaabay waxaa ka mid ah Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Soomaaliya, Agaasimeyaal kale iyo la taliyaal.

Halkaan ka Akhriso magacyada masuuliyiinta la magacaabay.

1. Abuukar Daahir Cismaan, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada
2. Prof Nuur Diiriye Fuursade, La Taliyaha Madaxweynaha ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda.
3. Maxamed Cabdullahi Axmed, Kaaliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha
4. Cabdullaahi Yuusuf Maxamed, Agaasimaha Habmaamuuska Madaxtooyada.
5. Cabdinuur Maxamed Axmed,Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.