Aqriso Magacyada Wasiirada Cusub iyo Qabiilkey kasoo Jeedan

wasiir

Ra’isalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa goordhow ku dhawaaqay Xukuumadda cusub ee Soomaaliya ay yeelaneyso.

Golaha Wasiirrada cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa ay ka kooban yihiin 26 Wasiir,iyo Ra’isalwasaare ku xigeen,sidoo kale waxaa ay leeyihiin Wasiir ku xigeenno iyo wasiiru dowlayaal.
wasir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.