R/Wasaaraha Soomaaliya Oo ka qeyb galay Roob Doon ah.

rob

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasana cali Kheyre Ayaa Maanta Ka qeyb galay Isu Soo Bax Roob Doon ah Oo ay Bulsho Fara badan kasoo Qey galeen Isagoona Sheegay in la isu Gurmado Oo niyadana La isku Furo. Ilaahay qalbigeenna ha isku soo dhoweeye, dhibka hanaga saaro, ilaahow waan soo jeedsanee noo soo jeedso, ilaahow xaqa nagu duw, ilaahow qabyaaladda naga qabo, ilaahow shacabka Soomaaliyeed isku soo dhoweyn,ilaahow madaxdeenna oo aan aniga ugu horreyo xaqqa na waafaji” ayuu yiri Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.
rob

rob

rob

rob

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.