Video+Sawiro:Kismaayo Nin Isku hor qarxiyey masjid Hortiis

Magaalo xeebeedka Kismaayo ahna xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland ayaa nin watay waxyaalaha qarxa isku qarxiyey Kasoo Horjeedka Masjidka Xaaji Jaamac Ee Xaafada Faanoole ee Magaladaas waxaana ku dhintay ninkii is qarxiyey cid kalana waxba kuma noqon.
qarax


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.