ururka KGG oo hogaan fcn Dooranaya

Waxan si rasmi eh ugu dhawaqaya in aan mar kale u sharaxnahay xilka Guddomiyaha ururka KGG . Howlo baa Qabyo iga eh waxan Ka codsanaya 125ta xubnood ee ururka KGG in eey mar kale codkoda I siiyan.

Waxqabadki regime keygi

1. Dhisida guddiga fulinta ururka KGG
2. Hirgalinta xafiska KGG Degmada Kismayo
3. Dhisida jaaliyada KGG dalka Uk & Sweden
4. Gar-Garida Abaaraha gobolka Gedo
5. Kor u qaadida Magaca ururka , Wasarada Arimaha Gudaha Oo Si rasmi u aqonsatay ururka
6. Horumar siyasaded Oo la gaaray , haweney Ka tirsan ururka KGG Oo ku guulestay kursi baarlamanka Federalka Soomaliya.
7. Dhisida guddi hoosadyo si hoose ula shaqeeyo bulshada deeganada KGG kuna shaqeyan rabitankoda.
8. Xiriirka caalamiga Ayan xoojiya , ururka KGG Iyo walalaha Ingiriska Oo wada shaqeyn wanagsan leh
9. Ka qeyb qashada nabadeynta Degmada Caabudwaq

#Hogaamiye_Laso_Tijabiyay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.