Daawo:Madaxwayne Gaas oo Puntland Ka Dhoofey iyadoo Madaxa Iskula Jirta isagoo kuwa jahan Itoobiya, Imaraadka

gaas

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti Balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay Dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Carabka, Kana duulay Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Madaxwynage Gaas ayaa sheegay safarkiisa inuu ku saabsan yahay sidii u caadada ahayn markuu aadayo Itoobiya, “Aniga iyo weftigayga waxaan safarkan ku aadaynaa Dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Cabrabta uu la xiriiro arrimo ay ka mid yihiin amaanka iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalada Puntland.

Xaalada amaan iyo mida dhaqaale ee Puntland ayaa qasan maaml mahaan dambe bulshadana waxay sheegayaan inaysan ahayn xiligii safarka ee ay tahay xiligii shaqada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.