Askari katirsan Ciidanka Dawlada oo lagu dilay Muqdisho

dil

Dableey Hubeysan ayaa waxay galabta ku dileen Xaafada Buur dheere Ee Degmada Waaberi Askari katirsanaa Ciidanka Dawlada Soomaaliya, Kooxda dilka geysatay ayaa sitay bistoolado iyagoo ka baxsaday goobta markii ay dilka fuliyeen.

Askariga la dilay ayaa magaciisa lagu soo koobay Cadoow waxaana xiliga la dilayay la sheegay in uu ku sugnaa meel dhalinyaradu ay ku caweeyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.