Daawo:Kulan looga hadlayay tayaynta ciidanka booliska iyo bixinta mushaaraadka oo lagu qabtay Muqdisho

boolis

Kulankan oo loga hadlayay sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa qaabka loo bixiyo mushaaraadka ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybaglay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Taliyaha booliiska iyo Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya.

Waxaa shirkaasi lagu soo bandhigay daraasad muddo laba bilood ah lagu sameynayey xaaladda dhaqaale iyo ciidan ee uu boolisku ku sugan yahay si ay boolisku ugu suurtowdo inuu guto howlaha loo idmaday Ugu horen kulanka waxaa ka hadlay Wasiirka Maliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Fargeeti oo caddeeyey in Boolisku uu tusaale yahay dib u habeynta ciidamada Amniga Dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.