Taliska Ciidanka BoliSka Baladweyne Oo Kahadlay Dil Xalay Kadhacay Magaladaas

baladwayn

Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa kooxo Hubeysan ay Magaaladaasi Baladweyne ku dileen Nin Ganacsade ahaa, ganacsadahaan ayaa lagu magacaabaa Muumin Cabdile taliyaha booliska Baladwayne ayaa kawar bixiyey dad ay usoo qab qabteen dilka ganacsadahaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.