Qabashada Araajida Musharrixiinta Madaxweyne oo la soo gaba gabeeyay, iyo Liiska Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya

musharaxin

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ku dhawaaqay in la soo gaba gabeeyay qabashada Araajida Musharrixiinta Madaxweyne, Musharrixiinta isdiiwana gelisay ayaa Cadadooda lagu sheegay in ay dhantahay illaa 18 Musharrax oo u taagan qabashada xilka Madaxweyne.

1: Shariif Sheekh Axmed

2: Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)

3: C/qaadir Cosoble Cali

4:Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke
5: C/raxmaan C/shakuur Warsame

6: Jibriil Ibraahim Cabdulle

7: Xasan Sheekh Maxamuud

8: Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

9: Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)

10: C/naasir Maxamed Cabdulle

11: Cali Xaaji Warsame

12: Saciid C/laahi Dani

13:Maxamed Maxamuud Culusow

14:C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole)

15:Saciid Ciise Maxamuud

16:Bashiir Raage Shiiraar

17:C/laahi Ciilmooge Xersi

18: C/laahi Cali Gees.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.