Maamulka Doolow oo kaashanayaa hay’add ayaa billaabay dayactirka wado muhiim ah

dolow

Maamulka Doolow oo kaashanaya haya’ada DRC ayaa bilaabiyey dayactir lagu sameeynayo wadoonyinka Degmada Doolow kuwaas oo xiliga roobabka dhib ku hayey gadiidka iyo dadwayanaha isticmaala maamulka degmada Doolow ayaa ugu mahadceliyey haya’ada Drc siday ugarabtagan tahay Bulshada degmada Doolow.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.