Xasan Shiiq Oo Hanbalyeeyay Doorashdii Gudoomiyaha Baarlamaanka

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ugu hambalyeeyay xilka markale afarta sano ee soo socoto loo doortay, Waxaan Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ugu hambalyaynayaa in uu noqdo markale Guddoomiyaha baarlamaanka ee afarta sano ee soo socota, waxaan kaloo amaan u jeedinayaa musharixiinta kale ee tartanka la galay Guddoomiyaha ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.