Jawaari oo ku guuleystay xilka guddoonka baarlamaanka Soomaliya

Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaar ayaa markale ku guuleystay xilka Guddoomiyaha baarlamaanka 10aad ee dalka.

Guddiga  doorashada ayaa ku dhawaaqay in Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu helay in ka badan 139 cod, halka Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo helay 96, Xildhibaan Cabdifataax Ibraahim Geeseey iyo Xildhibaan Idiris Cabdi Dhakhtar oo isna helay labo cod, iyadoo ay qasaartay labo cod.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.