Doorashada Guddoonka Baarlamaanka ayaa goor dhaw bilaabaneysa

bar

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maant lagu wadaa in ay doortaan guddoomiyaha Barlamaanka iyadoo diyaar garow aad u balaaran uu ka socdo xarunta golaha shacabka.

Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa u taagan afar musharax oo kal ah Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Cabdirashiid Maxamed Xiddig, , Cabdifitax Maxamed Geesey iyo Idiris Cabdi Dhakhtar.

Amniga magaalada Muqdisho ayaa si ah loo adkeeyay, waxaana ciidamada amniga ay ku suganyihiin waddooyin dhowr ah oo magaalada caasimadda Muqdisho ka mid ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.