Daawo:Madaxwaynaha Jubaland oo hambalyo u direy gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya maxamed sheikh cismaan jawaari

madaxweynaha juabaland axmed maxamed islaam axmed madoobe ayaa hambalyo u direy gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya maxamed sheikh cismaan jawaari oo xiligaan gudoomiye u noqdey baarlamaankii tobnaad ee soomaaliya

HOOS KA DAAWO WAR BIXINTAAS Maxamed Khaasim wahar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.