Madaxwaynaha Somaliya Oo Xadhiga Ka Jaray Dayacti Lagu Sameeyay Cisbitaalka Martiini Video+masawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta xariga ka jaray Isbitaalka Martino ee ciidammada Naafada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Isbitaalka waxa la dhisay hadda qeyb ka mid ah oo si casri ah loo qalabbeeyey, qeybta bukaan socod eegtada iyo qeybaha kale ee uu leeyahay Isbitaal Casri ah, dhismahan waxaa soo abaabushay hey’adda houmarinta haweenka ee Iida oo gacan ka heleysa hey’ado kale iyo dowladda Talyaaniga.
Wasiirka Gaanshigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa sheegay in loo baahan yahay in loo wada istaagi sidii bulshadu isugu tashan lahayd, waxa uu si weyn ugu mahadceliyey ciidanka Naafadda Xoogga dalka oo la’aantood aan la gaari lahayd horumarka uu sameeyey Isbitaalk.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo , ayaa xarigga ka jaray Isbitaalka Martiini oo madaxwyenuhu waxa uu soo kormeerray qeybahaasi cusub oo si simman ugu adeegi doona shacabka Soomaaliyeed iyo ciidammada Qalabka Sida guu ahaan.

martiini

martcus

mart

mardi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.