dhegeyso:Wariye Cumar Laki Man oo Booqday Koleejka Mama orphan ee Caabudwaaq

Magaalada caabudwaaq waxaa ku yaal collage wax lagu baro caruurta agoonta ee aan dhaqaalaha u helin inay wax bartaan kollagekaaan oo loogu magac daray mama orphan collage ayaa waxaa her geliyay ganacsato iyo qurbo joog u dhalatay deegaanka waxaana ardayda wax lagu baraa lacag la’aan.
Hadaba wariyaheena Cumar laki man ayaa booqday Collagekaaan waxaana uu ukuur galay qaabka wax loo baro ardayda kadibna warbixintaan ayuu inooga soo diray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.