Maamulka degmada Kismaayo ayaa cagaf galiyey dhismayaal ay lee yihiin dad shacab ah

Maamulka degmada ayaa cagaf galiyey  dhismayaal ay lee yihiin dad tabar daran,  Goobaha la dumiyey waxaa ka mid ah dhismayaal oo  kana samaysnaa dhagax, iyo kuwa kalaba, qaarkoodna ahaayeen ganacsiyo waaweyn oo ah laf dhabarta magaalada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.