Fiirso:Gadiidkii Galmudug ee lala Fakaday iyo Qaabkii Xildhibaanada Galmudug u Dhaliileen Madaxda Maamulka

Xildhibaanno ka tirsan Maamul Goboleedka galmudug oo Saxaafadda kula Hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Galmudug aysan hadda la heyn Hogaan amarkiisa la qaato oo ku sugan Galmudug, waxaana ay sheegeen in Madaxdii ugu sareysay Galmudug ay Sharci daro ku maqan yihiin.
Xildhibaanada ayaa sheegay in Dastuurka Galmudug uu dhigayo in hadii uu Maqan yahay Madaxweynaha uu Xilka ku simayo Kuxigeenkiisa,haddii Kuxigeenka uu Maqan yahayna uu Guddoomiyaha Baarlamaanka Xilka sii haynayo.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.