Hooyo Sideed Caruur leh oo Mudo lagoobayey ayaa Maydkeeda Laga Helay Caws hoostiis

kufi

Gabar labaadi goobayey mudo shan maalmood ah ayaa meeydkeedii laga helay caws hoostiis, Madaxda kala duwan ee Gabiley sida taliyaha Booliska iyo Gudoomiyaha Gobolka Gabilay ayaa dadka usheegay inay isdajiyaan madaxdaan aya sheegay in kiiska gacanta lagu hayo lana hayo ninkii lagu tuhmaayey allaha unaxariisto Raxmo Aw-aadan hooyadaan ayaa katagtey sideed caruur leh.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.