DEG DEG: Qarax Xoogan oo qasaaro gaystey ayaa Caawa ka dhacay Magaalada Kismaayo

qarax

Qarax dhimasho iyo dhaawac Geystay ayaa Caawa ka dhacay Maqaayad ku taalla Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan Xaafadda Dalxiiska, Qaraxaan oo ka dhacay Goob Maqaayad ah ayaa waxaa ku dhintay Hal Qof ,islamarkaana ay ku dhaawacmeen illaa Lix kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.