Daawo:Cabdikariim Guuleed oo ku baaqay in bulshada laga raaligaliyo kuraastii uu boobey

Waxaa xaflad sagootina loogu dhigay labada aqal ee Barlmaanka soomaliya ee laga soo doortey degmada Cadaado kuwaas oo inta badan kusoo baxay isdaba maris,boob,dhac iyo dil, xafladaas waxaa ka hadlaya xildhibaano kala duwan ugu dambayntiina waxaa ka hadlay Horjoogaha Galmudug isagoo ugu baaqey Xildhibaanada inay dib ugu soo noqdaan galmudg oo dadkii laboobay laga raali galiyaa dhacii loo gestey.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.