Xildhibaan Shire Colaad iyo Madaxda juubaland oo Kormeerey Iskuulada Kismaayo

Waxaa iskuulada Kismaayo ka bilowday wajigii kowaad imtixaanka iskuulaadka degmada Kismaayo, wafti uu kamid yahay xildhibaan shire Colaad oo ah gudoomiye kuxigeenka gudiga arimaha Bulshada u xilsaran Xildhibaanada iyo maamulka Jubbaland ayaa kor meeray iskuulada Rugta,Jubba,Faanoole iyo Guulwade oo ardayda imtixaanka u fariisanaysay waxayna war bixin kadhageysteen maamulka iskuuladaas ay kormeereyeen.
Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.