Daawo: qaabkii uu udhacay Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho Oo Dhimasho Iyo Dhaawaca Sababay

Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo la soo dhigay meel u dhow dhismaha Laanta Canshuuraha ee degmada X/jajab ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.