Musharaxa Madaxwayanaha Soomaliya Tarsan ayaa kulan laqaatey ardayada Jaamcadaha Muqdisho

tarzan

Kulan uu soo qaban qaabiyey Musharaxa Madaxwayanaha Soomaliya Maxamuud axmed Nuur “Tarsan” aya waxauu dhalinyarada usharaxay siyaasada xisbigiisa asagoo sheegey in ardayada helayaan waxbarsho lacag la’an ah.
hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.