Caabudwaaq= Shahaadooyin Lagu Doon Siiyay Arday Ka Qalin Jabisay Dugsiga Shire Jaamac

shirejaamac

Munaasabad Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay ardey iskugu jirtay Dugsi dhexe iyo Dugsi Sare ayaa lagu qabtay Magaalada Caabudwaaq waxaana xafladaan ka qayb galay maamulka iskuulka, walidiinta iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, Ardayda shire Jaamac ayaa ku baraarujiyey bulshada Caabudwaaq mahiimada aya lee dahay Amaanka.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.