Kulan magaalada Cadaado ay ku yeesheen Musharaxiinta Beesha Celi kagana hadleen musuqmaasuqa doorashada Kurisgooda

Waxaa wali kasocda Magalada Caado doorashada aqalka hoose iyadoo ay kasoo yeereyso beelaha cabasho xoogan oo kusaabsan boob, isdabamaris iyo dhac ay kuhayaan maamulka Galmudud, Musharaxiinta qaar kamid ayaa ku eedeeyey inay been abuur laga sameeyey maamulka galmudgna boobayo kursigoodii.
hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.