Ra’iisul-wasaare ku xigeenka dalka iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Maanta ka qeybgalay Bandhigga Booliska

Ra’iisul-wasaare ku xigeenka dalka iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Maanta ka qeybgalay Bandhigga Todobaadka Ciidanka Booliska oo lagu qabtay Dugsiga Tababarka Jen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho.
Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa halkaasi salaan kaga qaatay ciidamo ka tirsan Booliska oo akadeemiyada ku xaraysan, waxayna halkaas ku soo bandhigeen Gaada ka cayaar, iyadoo kooxda Heegan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeedna ay suugaan ka hadlaysa howlaha booliska iyo wada shaqayn booliska iyo Shacabka u soo bandhigeen.
cartebol

cartebolis

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.